Maanta & Doorashada Aqalka Sare ee Baydhabo

Maanta & Doorashada Aqalka Sare ee Baydhabo

Xildhibaanada Baarlamaanka Koofurgalbeed ayaa maanta dooranaya Senataro ka tirsan Aqalka Sare.

Illaa shan kursi oo ka mid ah Aqalka Sare ayaa waxa ay ugu horeyntii qudbado u jeedin doonaan Baarlamaanka Koofurgalbeed.

Shanta kursi ee maanta la dooranayo ayaa waxaa labo ka mid ah ay yihiin musharaxiintooda dumar.

Koonfur Galbeed ayaa noqoneyso maamulkii labaad ee ay ka dhacdo doorashada Golaha Aqalka Sare, waxaana ka horreeyey oo kaliya dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland.
Maamullada Galmudug,Hirshabelle iyo Puntland ayaa sidoo kale laga sugayaa inay sidoo kale qabtaan doorashada Aqalka Sare.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com