Jigjiga University oo caawa muddaharaadyo rabshado wata ay gilgileen

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Jigjiga University oo caawa muddaharaadyo rabshado wata ay gilgileen

Jaamacada jigjiga (Jijiga University) waxaa caawa ka socda rabshado aad u ballaadhan oo ay abaabuleen ardayda Jaamacaddu. Ardeyda ayaa ka cabanaya biy

Jigjiga oo ku hawlan kahortagga Coronavirus iyo socodkii oo yaraaday
SAHANKA DALJIR & DDS: feeracad ilaa dhaqayaboor (Q6aad)
RW Abiy Axmed oo u yeeray Madaxda Maamulada Soomaalida iyo Canfarta

Jaamacada jigjiga (Jijiga University) waxaa caawa ka socda rabshado aad u ballaadhan oo ay abaabuleen ardayda Jaamacaddu. Ardeyda ayaa ka cabanaya biyo la’aan baahsan iyo maamul xumo ragaadisay shaqooyinkii kala duwanaa ee Jaamacadda.

Biyo la’aanta ayaan aheyn mid u gooni ah Jaamacadda Jigjiga iyo ardeyda ee waa mid ku baahsan deegaanka oo dhan ayna ugu horreyso magaalada Jigjiga.

Diiwaanka wararka DDS

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: