Shirweyne looga hadlayay Iskaashiga dalalka Qaaradda Afrika.(Daawo)

HomeWararka

Shirweyne looga hadlayay Iskaashiga dalalka Qaaradda Afrika.(Daawo)

Shirweyne looga hadlayay Iskaashiga dalalka Qaaradda Afrika iyo Dowladda Japan oo uu ka qeyb galay Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa galabta lagu soo gabagabeeyay magalaada Yokohama. Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada JFS Mudane Abdinur Mohamed Ahmed ayaa ka warbixiyay shirkan iyo natiijada kasoo baxday.

Beesha Caalamka oo soodhaweysay ayideyna doorashooyinkii Puntland
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Rooble oo magacaabay guddiga amniga xafladda caleema-saarka madaxweynaha

Shirweyne looga hadlayay Iskaashiga dalalka Qaaradda Afrika iyo Dowladda Japan oo uu ka qeyb galay Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa galabta lagu soo gabagabeeyay magalaada Yokohama.

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada JFS Mudane Abdinur Mohamed Ahmed ayaa ka warbixiyay shirkan iyo natiijada kasoo baxday.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: