Shirweyne looga hadlayay Iskaashiga dalalka Qaaradda Afrika.(Daawo)

Shirweyne looga hadlayay Iskaashiga dalalka Qaaradda Afrika.(Daawo)

Shirweyne looga hadlayay Iskaashiga dalalka Qaaradda Afrika iyo Dowladda Japan oo uu ka qeyb galay Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa galabta lagu soo gabagabeeyay magalaada Yokohama.

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada JFS Mudane Abdinur Mohamed Ahmed ayaa ka warbixiyay shirkan iyo natiijada kasoo baxday.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com