Wacaal Darey ah: Qarax ka dhacay Bosaaso

HomeWararka

Wacaal Darey ah: Qarax ka dhacay Bosaaso

Gaari ay la socdeen ciidamada amniga ee gobolka Bari ayaa qarax miino waxaa lagula eegtay baratamaha suuqa magaalada Bosaaso, gaar ahaan Hotel Bosaaso

Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya iyo Safiirka Talyaaniga oo arimo badan ka wada hadlay (sawiro)
MAANHADAL: Khilaafka Guddoonka Barlamaanka iyo Xildhibaanada DFS xaggee ku danbeyn doona? (dhegayso)
Wasiir Cawad:“Dacwada Badda ICJ ayaa loo dhaafay”

Gaari ay la socdeen ciidamada amniga ee gobolka Bari ayaa qarax miino waxaa lagula eegtay baratamaha suuqa magaalada Bosaaso, gaar ahaan Hotel Bosaaso.

qaraxan ayaa noociisa waxa uu ahaa miino dhulka lagu aasay.

inta laxaqiijiyay hal askari ayaa ku dhaawacmay,waxaan goobta soo gaaray ciidamada amniga ee gobolka Bari oo goobta uu qaraxa ka dhay xiray.

Qaraxan ayaa ku soo beegmaya xili dhawaan magalada Bosaaso sidan oo kale qarax lagula eegtay wasiirkii hore ee qorshaynta Puntland Shire Xaaji, kaas oo ay ku dhaawacmeen laba askari oo la socday.

maamulka gobolka Bari ayaa shalay oo ciid ahayd waxa uu amar ku bixiyay in aan lagu tukan karin garoonka kubada cagta ee magaalada Bosaaso.

lasoco faah faahinta.
Diiwaanka warka, Daljir Qardho.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: