MAANHADAL: Khilaafka Guddoonka Barlamaanka iyo Xildhibaanada DFS xaggee ku danbeyn doona? (dhegayso)

MAANHADAL: Khilaafka Guddoonka Barlamaanka iyo Xildhibaanada DFS xaggee ku danbeyn doona? (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystayaal meel walba oo aad joogtaan, kuna soodhawaada Barnaamijkii Maanhadal oo ah barnaamij todobaadle ah oo an ku falaanqeyno xaaladda dalka.

Barnaamijka todobaadkan waxa aan ku eegaynaa khilaafka Barlamaanka Federaalka gaar ahaan Guddoonka Aqalka Hoose, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, iyada oo Xildhibaano ka badan 200 la sheegay in ay Mooshin ka gudbiyeen Jawaari.

Barnaamijka waxaa ka qaybgalaya masuuliyin iyo xildhibaano barlamaanka Soomaaliya ka tirsan, waxaana Xarunta Daljir Boosaaso ka soojeedinaya Axmed sheekh Maxamed (Tallman).

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • abti yariisoow 5 months

    waad mahadsantahay tall man:, dadka kuu martida ah waqtigooda sii please,
    igana raali noqo