Axmed Madoobe“Reer Jubaland aan ilaashano midnimadeena iyo Nabad galyada aan haysano” (dhegayso)

HomeWararka

Axmed Madoobe“Reer Jubaland aan ilaashano midnimadeena iyo Nabad galyada aan haysano” (dhegayso)

Madaxweynaha maamulka Jubalanad Axmed Madoobe oo maanta qudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibadii ciida ee garoonka kubada cagta ee magaalada Kismaayo ayaa waxa uu ka hadlay xaalada gobolka doorashada Jubaland, Cabashada odaysaaha dhaqanka, dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab, iyo khilaafka dowladda ee ku aadan faragalinta doorashada Jubaland. Halkan kaga bogo.

Garaad Cabdullahi Cali oo nooga warramay dilka Suldaan Xasan Cali Jibriil (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Madaxweynaha maamulka Jubalanad Axmed Madoobe oo maanta qudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibadii ciida ee garoonka kubada cagta ee magaalada Kismaayo ayaa waxa uu ka hadlay xaalada gobolka doorashada Jubaland, Cabashada odaysaaha dhaqanka, dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab, iyo khilaafka dowladda ee ku aadan faragalinta doorashada Jubaland.

Halkan kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: