Dibadbaxyo waawayn oo hareeyey Hong Kong

HomeWararka

Dibadbaxyo waawayn oo hareeyey Hong Kong

Dhowr qof oo wajiga uu u duubanyahay ayaa hareeyey xarun tareenada laga raaco oo ku taala degaanka Yuen wadanka Hong Kong. Warbaahinta ayaa soo ban

Greek: Cunug Yar oo ku dhintay Badda dusheeda
Musharrax Dr Bashiir Maxmed Xuseen oo Garoowe kaga dhawaqay musharraxnimadiisa (dhegayso)
Madaxweyne Xasan Sheekh oo markale ka hadlay faragelinta Itoobiya ay ku heyso Soomaaliya

Dhowr qof oo wajiga uu u duubanyahay ayaa hareeyey xarun tareenada laga raaco oo ku taala degaanka Yuen wadanka Hong Kong.

Warbaahinta ayaa soo bandhigtay muuqaalada weeraro ka dhacay goobaha tareenada iyo iska hor imaadyo dhexmaray booliska iyo dad caraysan.

Shan iyo afartan qof ayaa ku dhaawacmay, iyadoo midkood uu halisay.

Dibadbaxyadan ayaa lagu taageeryayay hanaan dimuqraadi iyo waxaa sidoo kalle laga cabanayaa awoodda aan caadi ahayn ee booliska.

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: