Dibadbaxyo waawayn oo hareeyey Hong Kong

Dibadbaxyo waawayn oo hareeyey Hong Kong

Dhowr qof oo wajiga uu u duubanyahay ayaa hareeyey xarun tareenada laga raaco oo ku taala degaanka Yuen wadanka Hong Kong.

Warbaahinta ayaa soo bandhigtay muuqaalada weeraro ka dhacay goobaha tareenada iyo iska hor imaadyo dhexmaray booliska iyo dad caraysan.

Shan iyo afartan qof ayaa ku dhaawacmay, iyadoo midkood uu halisay.

Dibadbaxyadan ayaa lagu taageeryayay hanaan dimuqraadi iyo waxaa sidoo kalle laga cabanayaa awoodda aan caadi ahayn ee booliska.

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com