Shacabka oo ka hadlay guddiga madaxwayne Farmaajo ee wada-hadalada Somaliland (dhegayso)

HomeWararka

Shacabka oo ka hadlay guddiga madaxwayne Farmaajo ee wada-hadalada Somaliland (dhegayso)

Qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed oo lasoo xiriiray warbaahinta Daljir ayaa siyaabo kalle duwan uga hadlay guddigii madaxwaynaha dowladda faderaalk

Warbixintii 7aad ee Tartan & Tacliin iyo Dugsiyadii ku tartamay (daawo)
Shirweynihii Ururka SOMA oo Muqdisho ka furmay
Ciidamada Kenya oo ka baxay Baardheere

Qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed oo lasoo xiriiray warbaahinta Daljir ayaa siyaabo kalle duwan uga hadlay guddigii madaxwaynaha dowladda faderaalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu usaaray wadahadalka ay dowladda kula jirto Somaliland.

Guddiga madaxwayne Farmaajo uu magacaabay ayaa isugu jiray siyaasiyiin aqoon u leh arrimaha diblumaasiyadda, siyaasadda Soomaaliyana siwayn ugu soo jiray muddo dheer.

Arrimaha wadahadalkan ku cusub ayaa waxaa ka mid ah in guddiga dhanka dowladda sidoo kalle loo xilsaaray dhab u heshiisiin, si loo qanciyo tabashada Somaliland.

 

Hoos kadhegayso aragtiyaha shacabka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: