Qaraxa Kismaayo: Diyaarado dhaawacyada daabulaya

HomeWararka

Qaraxa Kismaayo: Diyaarado dhaawacyada daabulaya

Diyaarado gargaar oo loo diray magaalada Kismaayo ayaa maanta qaar ka mid ah dhaawacyadii qaraxyadii xalay kadhacay magaalada Kismaayo u qaaday magaal

Xaggee Marayaa Dhismihii Dekadda Garacad ee gobolka Mudug.(dhegayso)
Xildhibaan Maxamed Cumar Ceymoy: ” Amni darro kama jirto Xarunta Barlamaanka, Wax Cabsi ahna ma..
Guddoomiyaha Beeraleyda Puntland: “Waa in Qurabajoogta iyo Shacabku Maalgashadaan Beeraha Puntland”

Diyaarado gargaar oo loo diray magaalada Kismaayo ayaa maanta qaar ka mid ah dhaawacyadii qaraxyadii xalay kadhacay magaalada Kismaayo u qaaday magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi.

Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa dhankeeda dirtay diyaarad gargaar dawo ah wadda oo loogu talagalay dadka dhaawacyada qaba in lagu daweeyo.

Qaraxii xalay kadhacay magaalada Kismaayo ayaa waxaa ku dhaawacmay 56 qof sida uu sheegay madaxwaynaha Jubaland, xilli uu warbaahinta la hadlayay, waxaana maanta uu sii sagootiyay qaar ka mid ah dhaawacyada loo qaaday Muqdisho iyo Nairobi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: