Xaggee Marayaa Dhismihii Dekadda Garacad ee gobolka Mudug.(dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Xaggee Marayaa Dhismihii Dekadda Garacad ee gobolka Mudug.(dhegayso)

2016ki ayay ahayd markii la bilaaabay hamiga ah dhismaha dekedda Garacad ee gobolka Mudug, taasoo loo weelqaaday hab-iskutashi dadweyne iyo dawladeed

Djibouti’s Dilemma: Balancing Regional Politics and National Interests
Faysal Cali Waraabe waa Somaliland, Somalilandina waa Faysal Cali Waraabe!
Wacaal Daray ah: Camey, Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo ku gacan sayray Gaas iyo qodobadii shirka Kismaayo (dhegayso)

2016ki ayay ahayd markii la bilaaabay hamiga ah dhismaha dekedda Garacad ee gobolka Mudug, taasoo loo weelqaaday hab-iskutashi dadweyne iyo dawladeed oo Puntland.

Qorshahaasi dhisme oo markii hore ahaa mid su’aalo badan la gayey suuragalnimadiisa hadda wuxuu u muuqday mid najaxay, lagana gaaray natiijo mugleh.

Tallaabooyin horukac oo xagga dhaqaale u heliddooda ah iyo kuwo dhismaheeda ah ayaa lagu tallaabsaday, muddo kooban kadibna waxaa lagu wadaa in toos loo bilaabo aasitaankii biyaha oo ah hawsha ugu dambaysa ee dekedda laga qabto.

Maxamuud Qorane waa guddoomiye kuxigeenka guddiga dhismaha dekedda Garacad, wareysi uu siiyey Radio Daljir caawa ayuu uga hadlay halkay marayso hawshii dhisme ee dekedda Garacad.

Hoos kaga bogo Waraysiga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: