Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Puntland oo si adag uga hadlay hadalki Faysal Cali waraabe (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Puntland oo si adag uga hadlay hadalki Faysal Cali waraabe (dhegayso)

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Maxamed Dhoore oo kamid ah Baarlamaanka Puntland ayaa si adag uga hadlay hadalkii gudoomiyaha xisbiga Ucid ee somalil

Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya oo markale baaqday iyo Xildhibaanada oo gacmaha iskula tagay (daawo)
MKX Galmudug Carabey oo sheegay inaysan Galmudug Qusayn Qodobadii shirkii kismaayo (dhegayso)
Dowladda New Zealand oo joojineysa hubka ciidamada oo ay isticmaalaan rayidka

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Maxamed Dhoore oo kamid ah Baarlamaanka Puntland ayaa si adag uga hadlay hadalkii gudoomiyaha xisbiga Ucid ee somaliland Faysal Cali Waraabe.

Xildhibaanka ayaa sidookale sheegay in safarkii madaxweyne muuse biixi ee Gini uusan ahayn casumaad uu ka helay dalkaas balse uu u tagay heshiis uu la soo galo shirkaddo maafiyo ah oo laga leeyahay imaaraadka carabta arintaas oo u tilmaamay inay ka dhibato ku tahay guud ahaan soomaaliya iyo Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: