Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya oo  markale baaqday iyo Xildhibaanada oo gacmaha iskula tagay (daawo)

HomeWararka

Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya oo markale baaqday iyo Xildhibaanada oo gacmaha iskula tagay (daawo)

Kulankii baarlamaanka Soomaaliya ee ahaa kalfadhigii 5-aad ayaa maanta baaqday kadib markii buuq iyo sawaxan uu hareeyay hoolka baarlamaanka Sooma

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Gole Wasiiro oo Ka Kooban 53 Xubnood (dhegayso)
Madaxweynaha DFS oo soo dhaweeyay ka mid noqoshada Urur Goboleedka Dallada Bulshada Bariga Afrika
Warka Caweysin iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulankii baarlamaanka Soomaaliya ee ahaa kalfadhigii 5-aad ayaa maanta baaqday kadib markii buuq iyo sawaxan uu hareeyay hoolka baarlamaanka Soomalaiya.

Kulankan ayaa waxaa loo madalsanaa in looga doodo amniga magaalada Muqdisho oo faraha ka baxay mudooyinkii udambeeyay waxaana loogu yeeray Wasiirada Amniaga,Gaashaandhiga iyo Taliye yaasha ciidamada.

Waxaa cod lagaliyay in kulnkan ay Saxaafada goob joog ka noqoto iyo in dibada looga saaro, waxaana ogolaaday 104 Xildhibaan, waxaan diiday 42 Xildhibaan

Buuq iyo sawaxan ka dib waxa uu Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya uu ku dhawaaqay ugu dambayn in kulankii maanta uu baaqday.

https://www.facebook.com/Cumar.Laki.Man/videos/2220774237959770/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: