Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Puntland oo si adag uga hadlay hadalki Faysal Cali waraabe (dhegayso)

Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Puntland oo si adag uga hadlay hadalki Faysal Cali waraabe (dhegayso)

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Maxamed Dhoore oo kamid ah Baarlamaanka Puntland ayaa si adag uga hadlay hadalkii gudoomiyaha xisbiga Ucid ee somaliland Faysal Cali Waraabe.

Xildhibaanka ayaa sidookale sheegay in safarkii madaxweyne muuse biixi ee Gini uusan ahayn casumaad uu ka helay dalkaas balse uu u tagay heshiis uu la soo galo shirkaddo maafiyo ah oo laga leeyahay imaaraadka carabta arintaas oo u tilmaamay inay ka dhibato ku tahay guud ahaan soomaaliya iyo Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com