Ciidamadda Amniga Qardho oo xiray nin lagu eedeyeey kufsiga gabar yar (Daawo)

HomeWararka

Ciidamadda Amniga Qardho oo xiray nin lagu eedeyeey kufsiga gabar yar (Daawo)

Ciidamada booliska ee magaalada Qardho ayaa soo xiray nin lagu eedeeyey fal kufsi ah inuu ugaystay gabar 13jir oo kunool magaalada Qardho. Kufsigan

Maxaa lagu xasuusan doonaa Baarlamaanka Puntland ee waqtigiisu sii dhammaanayo (daawo warbixinta 1aad)?
Madaxweyne Xasan sheekh oo gaaray London
Rooble oo kormeeray furista waddooyinka u xirnaa gadoodkii muddo kororsiga Farmaajo (Sawiro)

Ciidamada booliska ee magaalada Qardho ayaa soo xiray nin lagu eedeeyey fal kufsi ah inuu ugaystay gabar 13jir oo kunool magaalada Qardho.

Kufsigan ayaa noqday mid argagax ku beeray bulshada magaalada Qardho.

Dhame Siciid Xirsi Ibraahin oo ah Taiyah Saldhiga Bartamaha ee degmada, ahna siihayaya xilka ayaa radio Daljir waxa uu uga aramay sida ay ugu suurta gashay qabashada ninka falka kufsiga gaystay.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: