Maxaa lagu xasuusan doonaa Baarlamaanka Puntland ee waqtigiisu sii dhammaanayo (daawo warbixinta 1aad)?

Muxuu waxtar ama liidasho reebay Baarlamaanka Puntland ee xasaanaddu ka dhammaanayso (warbixinta 1aad)?

Puntland haatan waxa ay lugaha la sii gelaysaa xilli doorasho madaxtooyo iyo mid baarlamaan, kaddib markii uu heer gabagabo ah gaaray cimriga xil-hayneed ee hay’adaha dawliga ah ee hadda jira.

Baarlamaanka ayaa ugu horreeya golayaasha dawladeed ee xafiiska bannaynaya, waxaana sida qorshaysan baddelaya Baarlamaan cusub oo ka kooban inta uu ka kooban yahay midkaan hadda sii dhacaya, kaas oo ah 66 xubnood.

Haddaba maxaa lagu xasuusan doonaa Baarlamaankaan Puntland ee sii dhacaya waxtar iyo liidashaba?

Warbixintan 1aad oo kow ka ah warbixinno xiriir ah oo Radio Daljir ka diyaarshay Baarlamaankaan tagaya xasuusta u taalla iyo tayada la rabo in uu yeesho midka soo aadan, waxaa inoo soo jeedinaya Cabdifataax Cumar Geeddi.

Hoos ka daawo


Posted

in

, ,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com