Madaxda Dowladda Faderaalka oo aas qaran u sameeyey marxuum Qanyare (sawiro)

HomeWararka

Madaxda Dowladda Faderaalka oo aas qaran u sameeyey marxuum Qanyare (sawiro)

Allaha ha u naxariistee waxaa maanta aas qaran loogu sameeyey magaalada Muqdisho marxuum Maxamed Qanyare Afrax oo xildhibaan, wasiir iyo hogaamiye kooxeedyadii hubaysnaa ee magaalada Muqdisho soo noqday. Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, golaha wasiirada, xildhibaan iyo odayaasha dhaqanka ayaa salaadda ku dukuday marxuumka.

Taliyaha qaybta Gobalka Mudug oo go’aano ka soo saaray iibka dhulka Garacad (Daawo)
RW Khayre iyo Keating oo Kulan gaar ah Muqdisho kuyeeshay
MAANHADAL: Amniga iyo Arrimaha Siyaasada Dalka (dhegayso)

Allaha ha u naxariistee waxaa maanta aas qaran loogu sameeyey magaalada Muqdisho marxuum Maxamed Qanyare Afrax oo xildhibaan, wasiir iyo hogaamiye kooxeedyadii hubaysnaa ee magaalada Muqdisho soo noqday.

Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, golaha wasiirada, xildhibaan iyo odayaasha dhaqanka ayaa salaadda ku dukuday marxuumka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: