Waa sidee xaalada nololeed ee degmada Xaafuun ?(dhegayso)

HomeWararka

Waa sidee xaalada nololeed ee degmada Xaafuun ?(dhegayso)

Degmada Xaafuun oo ka tirsan gobolka Kar-kaar waa deegaan dhacda cirifka bari ee geeska afrika, waxayna qarniyo ka hor Xaafuun ay caan ku ahayad magaa

Villa Soomaaliya oo beenisay in Madaxweyne Xasan Sheekh tagay Israel
Somaaliya oo soo dhaweysay heshiiska dowladda iyo Mucaaradka Liibiya
30 ruux oo lagu la’yahay dooni ku qallibantay badda mediterraneum

Degmada Xaafuun oo ka tirsan gobolka Kar-kaar waa deegaan dhacda cirifka bari ee geeska afrika, waxayna qarniyo ka hor Xaafuun ay caan ku ahayad magaalo nolol iyo horumar uu ka jiray oo caalamka meelo kala duwan looga soo shaqo tagijiray, balse waqtiyadii dambe ma aysan lahayn goobo caafimaad iyo waxbarasho oo tayaysan.

Hadaba degmadaasi oo imika dadka ku nool ay noloshooda ku tiirsantahay dhanka Bada ayaa waxaa laga soo dayrinayaa xaalada nololeed ee dadka ku nool deegaanka sida uu radio Daljir usheegay guddoomiye kuxigeenka degmada Xaafuun ahna sii hayaha xilka Axmed Maxamed Cabdi Guuleed.

wariye Hodan Sulub ayuu uwaramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: