Ciidamada DANAB ee Soomaaliya oo howlgal ka fuliyay Jubada Hoose

HomeWararka

Ciidamada DANAB ee Soomaaliya oo howlgal ka fuliyay Jubada Hoose

Saraakiisha Hoggaamineysay howlgalkaas ayaa waxaa ay sheegeen inay ku duuleen xog sirdoon oo ay heleen,isla markaana ay howlgallo qorsheysan ka fuliye

Galmudug oo war kasoo saartay weerar hoobiyaal ah oo xalay lagu soo tuuray xarunta shirka Dhuusamareeb
28 jir mudo sadax sano xanuunka Sonkarta ula jiifa degmada Caabudwaaq oo caawinaad dalbaday ( dhegayso )
Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Jeekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Saraakiisha Hoggaamineysay howlgalkaas ayaa waxaa ay sheegeen inay ku duuleen xog sirdoon oo ay heleen,isla markaana ay howlgallo qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Araare oo ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ee Maamulka Jubbaland.

Taliyaha qeybta Ururka 2aad ee Ciidanka DANAB ee Gobolka Jubbada Hoose Gaashaanle Muraal ayaa sheegay in Ciidanka degan deegaanka Baarsanguuni ay fuliyeen howlgalkaas,isla markaana aay dileen Xubno ka tirsan Al-Shabaab balse dhankooda aan wax khasaaro ah soo gaarin.

Sidoo kale waxaa uu hadalkiisa intaasi ku daray in howlgallada ay sii wadi doonaan,isla markaana howlgalkaan ka xiga uu noqon doono deeganka Koban iyo deegaano kale oo ay ku sugan yihiin Al-Shabaab.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: