Amniga Gaalkacyo oo laga shiray (dhegayso)

HomeWararka

Amniga Gaalkacyo oo laga shiray (dhegayso)

Guddiga nabadaynta gobolka Mudug ayaa maanta kulan laqaatay gudoomiyaha gobolka Mudug iyo taliyaha qaybta booliska,waxayna ka wada hadleen amniga guud ee gobolka iyo kan magaalada gaalkacyo. markii uu kulanku soo idlaaday ayaa waxaa warbaahinta lahadlay taliyaha qaybta booliska iyo gudoomiyaha gobolka. Dhegayso.

Dibadbaxyo kadhacay Garoowe (sawiro)
Aabe 80 Jir ah oo u fariistay Imtixaanka fasalka 8-aad
Madaxweyne Deni oo faray Hay’adaha dowladda iney si buuxda ugu dhaqmaan adeegsiga Af-Soomaaliga

Guddiga nabadaynta gobolka Mudug ayaa maanta kulan laqaatay gudoomiyaha gobolka Mudug iyo taliyaha qaybta booliska,waxayna ka wada hadleen amniga guud ee gobolka iyo kan magaalada gaalkacyo.

markii uu kulanku soo idlaaday ayaa waxaa warbaahinta lahadlay taliyaha qaybta booliska iyo gudoomiyaha gobolka.
Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0