Madaxweyne Deni oo faray Hay’adaha dowladda iney si buuxda ugu dhaqmaan adeegsiga Af-Soomaaliga

Madaxweyne Deni oo faray Hay’adaha dowladda iney si buuxda ugu dhaqmaan adeegsiga Af-Soomaaliga

Dhawaan ayay ahayd markii ay Wasaarada Warfaafinta Puntland ay soo saartay go’aan ah in boorarka xafladaha, goobaha ganacsiga loo adeegsato qorlaadaha Afsoomaaliga.
Hadab madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta soo saaray wareegto uu ku farayo Hay’adaha dowladda ku dhaqanka iyo adeegsiga Afsoomaaliga.
Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com