Aabe 80 Jir ah oo u fariistay Imtixaanka fasalka 8-aad

Aabe 80 Jir ah oo u fariistay Imtixaanka fasalka 8-aad

Aabe Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud oo ka mid noqday ardaydii maanta u fariisatay Imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe ee Gaalkacyo,Galmudug siba iskoolka Cabdulaahi Ciise ayaa ka hadlay dareenkisa iyo siday ugu suurta gashay inu xiligan u fariisto imtaxanadkas.

Aabe Cabdiraxmaan ayaa sheegay in waxbarashada yaraan iyo weynaan aysan midna lahayn,isla markaana ay jiraan dad badan oo niyad jabiya dhahana maxaad wax ka baranaysa waadba duqowdaye,isago talooyin u soo jeediyeey dadka waxbarashada ka daahay.

Wariye Hodan Sulub Diini ayuu u waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com