Amniga Gaalkacyo oo laga shiray (dhegayso)

Amniga Gaalkacyo oo laga shiray (dhegayso)

Guddiga nabadaynta gobolka Mudug ayaa maanta kulan laqaatay gudoomiyaha gobolka Mudug iyo taliyaha qaybta booliska,waxayna ka wada hadleen amniga guud ee gobolka iyo kan magaalada gaalkacyo.

markii uu kulanku soo idlaaday ayaa waxaa warbaahinta lahadlay taliyaha qaybta booliska iyo gudoomiyaha gobolka.
Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com