Somaliland oo Ciidamo cusub geysay deegaanada Sool & Sanaag

HomeWararka

Somaliland oo Ciidamo cusub geysay deegaanada Sool & Sanaag

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa degaano ka tirsan gobolada Sool iyo Sanaag gaaray ciidamo ka tirsan Somaliland, ayaga oo aan la ogayn ujeedada ay

Ragga mashruuca burburinta Puntland soo qaatay waa in la maxkamadeeyo
Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koofur Afrika
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa degaano ka tirsan gobolada Sool iyo Sanaag gaaray ciidamo ka tirsan Somaliland, ayaga oo aan la ogayn ujeedada ay u socdaan.

Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in ciidamo wata gaadiidka dagaalka ay gaareen degaanada Yubbe, Hadaaftimo, Damala Xagarre iyo deegaano kale. Qaar ka mid ah dadka degaanadaasi ayaa waxaa ay sheegeen in ciidamadani yihiin kuwo hor leh, ayna suurtagal tahay in dagaal qarxi karo daqiiqad kasta.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: