Ragga mashruuca burburinta Puntland soo qaatay waa in la maxkamadeeyo

Ragga mashruuca burburinta Puntland soo qaatay waa in la maxkamadeeyo

Xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil: “Waa in dowladdu maxkamad soo taagtaa dambilayaasha ka dambeeyey dagaalka Garoowe ama siyaasi ha ahaado ama saraakil ciidan ha ahaadeen e, waana rag la ogyahay in ay burburinta Puntland Mashruuc ah soo qaateen”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com