Wasiirka Warfaafinta Puntland oo beeniyey warar sheegaya in Dawladu jebinayso xabad joojintii

HomeWararka

Wasiirka Warfaafinta Puntland oo beeniyey warar sheegaya in Dawladu jebinayso xabad joojintii

Wasiirka Warfaafinta Puntland oo beeniyey warar ku faafay baraha bulshada oo sheegaya in Dawladu jebinayso xabad joojintii Isimadu dhexdhigeen dhinacyadii shalay Garoowe ku dagaalamay “Weerar Dawladu qaadayso majiro cidna weerar kuma aha, barakicin mayno shacabka dadka warkaas beenta ah faafinaya haka daayeen shacabka lugooyada, shacabka waxaanu leenahay isdejiya,”

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Somaliland oo Muddo bil ah hakisay Waddahadaladi Somaliland iyo Dowladda Somaaliya (dhegayso)
Cudurka Covid-19 oo sii laba kaclayeey

Wasiirka Warfaafinta Puntland oo beeniyey warar ku faafay baraha bulshada oo sheegaya in Dawladu jebinayso xabad joojintii Isimadu dhexdhigeen dhinacyadii shalay Garoowe ku dagaalamay “Weerar Dawladu qaadayso majiro cidna weerar kuma aha, barakicin mayno shacabka dadka warkaas beenta ah faafinaya haka daayeen shacabka lugooyada, shacabka waxaanu leenahay isdejiya,”

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: