Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka hadlay warar sheegaya in Maamulka Somaliland uu cunoqabatayn saarayo gobolada Sanaag iyo Sool.
Axmed Karaash ayaa ku tilmaamay wax lala yaabo oo khibrad darro maamul ah in Muuse uu warqad codsi ah u diro hay’adaha samafalka, gobolkana uu ku tilmaamo mid aan amnigiisu sugneyn.
U dhaaf Halcelis