Madaxweynaha Puntland oo hambalyo u diray Ergeyga cusub ee QM

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo hambalyo u diray Ergeyga cusub ee QM

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa hambalyo u diray Ergeyga cusub ee QM ee loo soo magacaabay Soomaaliya, Amb. James

Xulashada Daljir iyo Cumar Lakiman, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)
Suldaan Maxamuud Jaamac oo Soo Dhoweeyey Kordhinta Barlamaanka Puntland (dhegayso)
Maxaad ka taqaanaa xaqa ay lee dahay warbaahinta xorta ah? (Dhegayso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa hambalyo u diray Ergeyga cusub ee QM ee loo soo magacaabay Soomaaliya, Amb. James C. Swan.

Puntland waxa ay sheegtay in ay rumeysan tahay in Ergeygan cusub uu u leeyahay aqoon iyo waaya aragnimo buuxda, iyada oo u rajeysay in uu si hufan uu shaqadiisa uga soo baxo.

Warqadda kasoo baxday xafiiska madaxweyne Deni ayaa lagu sheegay in ay si dhaw ay ula shaqeyn doonaan Amb James Swan oo ah ergayga cusub ee Somalia u qaabilsan Qaramada Midoobay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: