Puntland iyo Somaliland oo is dhaafsaday Maxaabis (Daawo)

Puntland iyo Somaliland oo is dhaafsaday  Maxaabis (Daawo)

Maamulka Somaliland ayaa maanta ku wareejiyeey Puntland maxaabis gaaraya 14 halka Puntland ay somaliland ku wareejisay 3 Maxbuus kuwaas oo lagu qabtay dagaal ka dhacay degaanka Tukaraq ee Gobalka Sool.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com