Maxaad ka taqaanaa xaqa ay lee dahay warbaahinta xorta ah? (Dhegayso)

Maxaad ka taqaanaa xaqa ay lee dahay warbaahinta xorta ah? (Dhegayso)

Warbaahinta xorta ahi waxay ciyaartaa door weyn oo ah inay muwaadiniinta ku wargeliso xogta dalka iyo dabagalka dhacdooyinka dalka.

Dhegayso fariinta xafiiska difaacaha xuquuqul Insaanka Puntland oo ka hadlaya xaqa warbaahinta Xorta ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com