Wacaal Darey ah: Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Sharciga Batroolka

HomeWararka

Wacaal Darey ah: Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Sharciga Batroolka

Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka ayaa ansixiyay Sharciga Batroolka ee dalka oo horay ay u meel mariyeen golaha wasiirada Soomaaliya . 154 X

Caawa & Daljir iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Madaxweynaha Koonfur galbeed oo furay shirka Wadatashiga Siyaasada Tamarta (Sawiro)
Madaxweyne Deni oo dhagax dhigay mashruuca dayactirka waddada iskuxirta Bosaaso iyo Garoowe (daawo)

Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka ayaa ansixiyay Sharciga Batroolka ee dalka oo horay ay u meel mariyeen golaha wasiirada Soomaaliya
.
154 Xildhibaan ayaa fadhiyay golaha shacabka , waxaan ansixiyay 150 Xildhibaan,halka 4 Xildhibaan ay ka aamuseen sida uu ku dhawaaqay Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Muudey.

Xeerkan ayaa waxa uu soo jiitamayay mudo dheer waxaana aad isugu khilaafay dowladda iyo maamul goboleedyda dalka iyagoo dhowr jeer oo hore ku eedeeyay in xukuumadu ay iska ansixiso xeerar aysan kala tashay maamul goboleedyada.

Diiwaanka warka radio Daljir Bosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: