Ciidamada Puntland oo tirakoob lagu samaynayo (dhegayso)

HomeWararka

Ciidamada Puntland oo tirakoob lagu samaynayo (dhegayso)

Magaalooyinka waawayn ee Puntland waxaa ka socda tirakoobka ciidamada Puntland,sida Boliiska, Daraawiishta iyo kuwa sirdoonka si loo helo ciidan tiro

Howlgabki Ciidanka Puntland oo Xuquuq sheegay inay kaga maqantahy Madaxweynihi hore PL Gaas (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Dhuusamareeb Soo Gaaray
Musharrax Cali Xaaji Warsame: “diinta islaamka kama xishoon karno inaan ku dhaqano,dadku Cali wa wadaad bay dhahaan” (Daawo)

Magaalooyinka waawayn ee Puntland waxaa ka socda tirakoobka ciidamada Puntland,sida Boliiska, Daraawiishta iyo kuwa sirdoonka si loo helo ciidan tiro iyo tayaba leh korna loogu qaado aqoontooda.

Puntland ayaa ah maamul jirsaday labaatan sano waxaana soo maray ilaa iyo shan madaxweyne oo xilka isaga badalay umana suurtoobin in ay dhisaan ciidan qalabaysan.

Magaalada Bosaaso ayaa kamid ah meelaha uu tirakoobka ciidamada uu ka socdo.
Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: