Wasaaradda kalluumaysiga dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada oo ku shirsan Garoowe (dhegayso)

Wasaaradda kalluumaysiga dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada oo ku shirsan Garoowe (dhegayso)

Waxaa magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland maanta ka furmay shir looga hadlayo khayraadka , waxaana ka qaybgalaya wasiirka kalluumaysiga dowladda dhexe, wasiirada kalluumaysiga dowlad gonboleedyada.

Waxaa ugu waawayn ee looga hadlayo ayaa ah ka faa’iidaysashada khayraadka Soomaaliya, loona caawin lahaa kalluumaysatada.

Wasiirka kalluumaysiga iyo khayraadka badda Puntland Faarax Cawaash ayaa Daljir u faahfaahiyay shirkan.

Hoos kadhegayso waraysi ay la yeelatay Xaawo Axmed Maxamed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com