Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Dhuusamareeb Soo Gaaray

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Dhuusamareeb Soo Gaaray

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xaru

Hobyo oo uu ka furmay shirka beesha Habargidir (dhegayso | daawo)
LIISKA GOLAHA WASIIRADA CUSUB EE DOWLADDA PUNTLAND, WASIIRADA, WASIIR KU-XIGEENNADA IYO WASIIRU DOWLEYAASHA UU MAGACAABAY MADAXWEYNE SICIID CABDULLAAHI DENI
Booliiska Soomaaliya oo bandow ku soo rogey magaalada Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta uu joogo magaalada Dhuusamareeb waxa uu kulamo wadatashi ah la qaadanayaa qaybaha kala duwan ee bulshada reer Galmudug.

Mudane Xasan Cali Khayre ayaa sidoo kale waxuu u kuur geli doonaa arrimaha horumarinta bulshada, mashaariicda horumarineed iyo xaaladda amniga ee deegaanka.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: