Site icon Radio Daljir

Ciidamada Puntland oo tirakoob lagu samaynayo (dhegayso)

Magaalooyinka waawayn ee Puntland waxaa ka socda tirakoobka ciidamada Puntland,sida Boliiska, Daraawiishta iyo kuwa sirdoonka si loo helo ciidan tiro iyo tayaba leh korna loogu qaado aqoontooda.

Puntland ayaa ah maamul jirsaday labaatan sano waxaana soo maray ilaa iyo shan madaxweyne oo xilka isaga badalay umana suurtoobin in ay dhisaan ciidan qalabaysan.

Magaalada Bosaaso ayaa kamid ah meelaha uu tirakoobka ciidamada uu ka socdo.
Dhegayso.

Exit mobile version