Musharrax Cali Xaaji Warsame: “diinta islaamka kama xishoon karno inaan ku dhaqano,dadku Cali wa wadaad bay dhahaan” (Daawo)

Musharrax Madaxweyne Puntland Mudane Cali Xaaji Warsame ayaa ka hadlay dadka qaar ee ku tilmaama inuu yahay nin sheekh ah ,isla markaana an dalka looga baahnayn sheekh,isago sheegay in ay jiraan dad si kale u fikira.

isago hadlayeey Musharraxa Cali Xaaji Warsame wuxu yiri “Diinta islaamka inaa ku dhaqmo kama xishoon karno. In ladhaho Cali Xaaji Warsame waa sheekh” ayuu Musharraxa.

Hoos kadaawo

 


by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com