Maxaad ka taqaana Taarikhda degaanka Booc ee gobalka Mudug? (dhegayso)

HomeWararka

Maxaad ka taqaana Taarikhda degaanka Booc ee gobalka Mudug? (dhegayso)

Gudoomiyaha deegaanka Booc ee degmada Jariiban ayaa ka hadlay Taarikhda deegaankaasi oo Muddo 19 Sanno ah hada deegaan ah. C/waaxid Aadan Faarax Gu

Gudiga ansixinta: ” Dadka qaylinaya waxaan u sheegayaa in anagu aanu maraynay Waddo Sax ah (Daawo)
ASKARI DOOLOW KA GEYSTAY DIL IYO DHAAWAC OO ISNA MAANTA MEEDKIISA LAGA HELAY DULEEDKA MAGAALADA
MAANHADAL: Shirka Maamul gobaleedyada iyo dowladda dhexe (dhegayso)

Gudoomiyaha deegaanka Booc ee degmada Jariiban ayaa ka hadlay Taarikhda deegaankaasi oo Muddo 19 Sanno ah hada deegaan ah.

C/waaxid Aadan Faarax Gudoomiyaha deegaanka Booc ayaa Waraysi uu siyey Radio Daljir wuxuu ka hadlay Sharciyo Ilaalinta Deegaanka iyo Duurjoogta ahoo ay soo rogeen maamulka deegaankaasi.

Gudoomiyahay ayaa sheegay muddo kadib in wali aysan jirin wax hormarin ah oo maamulka Puntland iyo Hay,adaha ka hirgaliyeen deegaankaas.

http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ca602d101010004b4816ccb/Cabdiwaaxid+Aadan+Faarax+Gudoomiyaha+deegaanka+Booc+ee+duleedka+Jariiban.MP3

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: