Site icon Radio Daljir

Maxaad ka taqaana Taarikhda degaanka Booc ee gobalka Mudug? (dhegayso)

Gudoomiyaha deegaanka Booc ee degmada Jariiban ayaa ka hadlay Taarikhda deegaankaasi oo Muddo 19 Sanno ah hada deegaan ah.

C/waaxid Aadan Faarax Gudoomiyaha deegaanka Booc ayaa Waraysi uu siyey Radio Daljir wuxuu ka hadlay Sharciyo Ilaalinta Deegaanka iyo Duurjoogta ahoo ay soo rogeen maamulka deegaankaasi.

Gudoomiyahay ayaa sheegay muddo kadib in wali aysan jirin wax hormarin ah oo maamulka Puntland iyo Hay,adaha ka hirgaliyeen deegaankaas.

http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ca602d101010004b4816ccb/Cabdiwaaxid+Aadan+Faarax+Gudoomiyaha+deegaanka+Booc+ee+duleedka+Jariiban.MP3

Exit mobile version