Odayaal Badhan ka tagay oo Ceerigaabo gaaray si loo kala qaado Ciidamada PL & Somaliland (Daawo)

HomeWararka

Odayaal Badhan ka tagay oo Ceerigaabo gaaray si loo kala qaado Ciidamada PL & Somaliland (Daawo)

Si loo Baajiyo dagaal Ciidamadda Puntland iyo Somaliland dhexmara ,waxaa gaaray Ceerigaabo Gurti ka tagay Magaaladda Badhan ee isla gobalkaas sanaag. Nabadoon Mursal Maxamud Cabdi oo Ka mid Guurtida gaadhey Ceerigaabo ayaa Warbaahinta daljir uga waramay ujeedka safarkooda ceerigaabo iyo kulamadas kawadaan halkaas. Halkan Hoose kadaawo Waraysiga Nabadoonka.

Bulshadda Caabudwaaq oo ka hadlay Nabadeynta Gobalka Galgaduud (dhegayso)
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Hambalyo u Diray Shacabka (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Si loo Baajiyo dagaal Ciidamadda Puntland iyo Somaliland dhexmara ,waxaa gaaray Ceerigaabo Gurti ka tagay Magaaladda Badhan ee isla gobalkaas sanaag.

Nabadoon Mursal Maxamud Cabdi oo Ka mid Guurtida gaadhey Ceerigaabo ayaa Warbaahinta daljir uga waramay ujeedka safarkooda ceerigaabo iyo kulamadas kawadaan halkaas.

Halkan Hoose kadaawo Waraysiga Nabadoonka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: