Wiil carruus ahaa oo lagu dilay Muqdisho

HomeWararka

Wiil carruus ahaa oo lagu dilay Muqdisho

Wiil dhalinyaro ah oo carruus ahaa ayaa lagu dilay magaalada Muqdisho, kadib markii muran uu dhexmaray marxuumka iyo askari katirsan ciidamada dowladd

HORDHAC: Gudiga Hormarinta Gaalkacyo Xagee mariyeen lacagtii Korontada iyo biyaha loo saaray dadka
Madaxweyne Gaas oo siidaayay sarkaal Al-shabaab ka tirsanaa oo dil lagu xukumay
Madaxa xafiiska dhalinyarada iyo ciyaaraha ee degmada Gursun (Waraysi)

Wiil dhalinyaro ah oo carruus ahaa ayaa lagu dilay magaalada Muqdisho, kadib markii muran uu dhexmaray marxuumka iyo askari katirsan ciidamada dowladda faderaalka Soomaaliya.

Dilka ayaa ka dhacay waddooyinka magaalada Muqdisho ee shalay loo xiray booqashada madaxwaynaha jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cabdiwaaxid Jibriil Afrax, waxaana xaaskiisa lagu magacaabaa Saamiya Sulaymaan Jaamac.

Marxuumka ayaa watay mootada bajaajka ee sadexda lugood leh, waxaana uu ku guda jiray inuu biilka qoyskiisa u raadsado magaalada, isagoo ahaa carruus muddo sadex beri ah.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: