Madaxa xafiiska dhalinyarada iyo ciyaaraha ee degmada Gursun (Waraysi)

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Madaxa xafiiska dhalinyarada iyo ciyaaraha ee degmada Gursun (Waraysi)

Madaxa xafiiska dhalinyarada iyo ciyaaraha ee degmada Gursun oo katirsan gobolka Faafan, Faarax Cabaas Cali ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay Radio Daljir xarunta Jigjiga waxa uu uga hadlay horumarka dhalinyarada, gaar ahaan dhanka ciyaaraha labadii sano ee udambeeyay. Wariye Jamarti Yaxye.

SAHANKA DALJIR & XAALADA SANTARKA GABOGABO, DDS
JIGJIGA oo ka GILGILATAY masaajidada lagu gubay kililka Amxaarada sababeyna dhimasho & dhaawac (dhegayso)
Madaxweynaha DDS Mustafe Cagjar oo gaaray degmada Harooreyse gobolka Faafan (sawiro)

Madaxa xafiiska dhalinyarada iyo ciyaaraha ee degmada Gursun oo katirsan gobolka Faafan, Faarax Cabaas Cali ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay Radio Daljir xarunta Jigjiga waxa uu uga hadlay horumarka dhalinyarada, gaar ahaan dhanka ciyaaraha labadii sano ee udambeeyay.

Wariye Jamarti Yaxye.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: