Guddoomiyaha Barlamaanka PL: “Caare Waa Nin Doonaya in Somaliland Dhulka ay Qabsato” (daawo | dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha Barlamaanka PL: “Caare Waa Nin Doonaya in Somaliland Dhulka ay Qabsato” (daawo | dhegayso)

Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland ayaa ka hadlay joogitaanka Puntland Col.Caare oo dhawaan isaga iyo jabhadiisa kasoo goostay Maamulka Somaliland. Cabdixakiin dhoobodareed ayaa sheegay in Col caare damiciisa Puntland uu yahay sidii Maamulka Somaliland uu ugu gacan galin lahaa qaybo kamid ah dhulka Puntland. Hoos Kadaawo Warbixin anu ka diyaarinay.

Muqdisho oo lagu qabtay kulan loga hadlayeey halista COVID-19
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)
Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa u magacaabay Mudane Xuseen Macallin Lataliyaha Amniga Qaranka.

Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland ayaa ka hadlay joogitaanka Puntland Col.Caare oo dhawaan isaga iyo jabhadiisa kasoo goostay Maamulka Somaliland.

Cabdixakiin dhoobodareed ayaa sheegay in Col caare damiciisa Puntland uu yahay sidii Maamulka Somaliland uu ugu gacan galin lahaa qaybo kamid ah dhulka Puntland.

Hoos Kadaawo Warbixin anu ka diyaarinay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: