Muqdisho oo lagu qabtay kulan loga hadlayeey halista COVID-19

HomeWararka

Muqdisho oo lagu qabtay kulan loga hadlayeey halista COVID-19

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Max’uud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay

Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Farxaan Cali oo kusoo baxay Kursiga 7aad ee Aqalka Sare Puntland
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo qaadacay 5 xubnood oo ku jira liiska Xildhibaanada (daawo)

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Max’uud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay xubno ka tirsan golaha wasiirada xukuumada Somaliya.

Wasiirada ka qeyb galay kulankan waxaa ka mid ahaa Wasiirada Caafimaadka, Gargaarka, Warfaafinta iyo Wasiir ku-xigeenka diinta iyo Awqaafta

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dadaalada lagu dardargalinayo ka hortagga faafitaanka Xanuunka COVID-19 iyo sidii Xukuumada iyo maamulka gobolka iskaga kaashan lahaayeen wax ka qabashada cudurkan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: