Muqdisho oo lagu qabtay kulan loga hadlayeey halista COVID-19

Muqdisho oo lagu qabtay kulan loga hadlayeey halista COVID-19

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Max’uud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay xubno ka tirsan golaha wasiirada xukuumada Somaliya.

Wasiirada ka qeyb galay kulankan waxaa ka mid ahaa Wasiirada Caafimaadka, Gargaarka, Warfaafinta iyo Wasiir ku-xigeenka diinta iyo Awqaafta

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dadaalada lagu dardargalinayo ka hortagga faafitaanka Xanuunka COVID-19 iyo sidii Xukuumada iyo maamulka gobolka iskaga kaashan lahaayeen wax ka qabashada cudurkan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com