HomeUncategorized

TARTAN IYO TACLIIN: Barnaamijka oo Meel xasaasi ah Maraya iyo Kulamo Adag oo Caawa Dhacaya

Talaado, Juun 30, 2015 (Daljir)_ Kulama adag oo ka tirsan barnaamijka tartan iyo tacliin ee Radio Daljir Somalia ayaa caawa lagu wadaa in ay dhex-maraan iskuulada kala ah Sheekh Axmed Garaar/ Waaciye Vs Imaamu Nawaawi Qardho

DHEGEYSO-Ergadii dooranaysay xubnaha aqalka hoose ee Puntland oo Garoowe gaartey.
DHEGEYSO-Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Alshababka lagu qabtay koonfurta Galkacyo.
DHEGEYSO-Saamaynta ciidanku kuyeeshaan dhaqdhaqaaqa magaalada Boosaaso.

Talaado, Juun 30, 2015 (Daljir)_ Kulama adag oo ka tirsan barnaamijka tartan iyo tacliin ee Radio Daljir Somalia ayaa caawa lagu wadaa in ay dhex-maraan iskuulada kala ah Sheekh Axmed Garaar/ Waaciye Vs Imaamu Nawaawi Qardho

Tartan wajigiisa labaad ee isla caawa waxaa ku tartami doona Galdogob Secondry Vs Al-nuur Baran.

Daljir Nasiib wacan ayey u rajaynaysaa tartamayaasha oo dhan,

 

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: