
Talaado, Juun 30, 2015 (Daljir)_ Kulama adag oo ka tirsan barnaamijka tartan iyo tacliin ee Radio Daljir Somalia ayaa caawa lagu wadaa in ay dhex-maraan iskuulada kala ah Sheekh Axmed Garaar/ Waaciye Vs Imaamu Nawaawi Qardho
Tartan wajigiisa labaad ee isla caawa waxaa ku tartami doona Galdogob Secondry Vs Al-nuur Baran.
Daljir Nasiib wacan ayey u rajaynaysaa tartamayaasha oo dhan,
FAALLOOYIN & FALCELIN