HomeUncategorized

DHEGEYSO-Ergadii dooranaysay xubnaha aqalka hoose ee Puntland oo Garoowe gaartey.

Garoowe, Novb 02 2016--Gudiga doorashada dadban ee heer maamul goboleed gaar ahaan Puntland oo ay weheliyeen xubno kasocda gudiga heer federal oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe, ayaa shaaciyey inay furantahay diiwaangelinta musharixiinta aqalka hoose ee Soomaaliya.

Khasaare hantiyeed oo ka dhashay roob dabayl watay oo ka da’ay degmada Iskusguban ee Gobolka Bari
DHEGEYSO-Maamulka gobolada dhexe oo guulo kasheegtay dagaalkii Godinlabe.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo CC Geeddi.

Garoowe, Novb 02 2016–Gudiga doorashada dadban ee heer maamul goboleed gaar ahaan Puntland oo ay weheliyeen xubno kasocda gudiga heer federal oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe, ayaa shaaciyey inay furantahay diiwaangelinta musharixiinta aqalka hoose ee Soomaaliya.

Siciid Qoorsheel, oo kamid ah gudiga doorashada dadban ee heer federalka oo ugu horayn kahadlay shirka jaraa’id ayaa sheegay in ujeedka ay Puntland u yimaadeen uu ahaa kormeerka doorashada, wuxuuna ammaanay qaabka reer Puntland doorashada ugu diyaar garoobeen.

Gudoomiyaha gudiga doorashada dadban ee Puntland Nabadoon Khaliif Aw-cali oo dhankiisa hadlay ayaa ku dhawaaqay inay furantahay diiwaangelinta musharixiinta aqalka hoose, uusana jirin wax muran iyo khilaaf ah oo lasoo gaarsiiyey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: