HomeUncategorized

DHEGEYSO-Maamulka gobolada dhexe oo guulo kasheegtay dagaalkii Godinlabe.

Dhuusamareeb, Oct 14 2016-Ciidamada maamulka gobolada dhexe ee Ahlusuna waljameeca ayaa guulo ka sheegtay dagaalkii toraad kadhacay deegaanka Godinlabe.

Buuq ka dhashay fadhigii golaha wakiilada Somaliland ee maanta.
?Issimada Puntland oo baaq nabadeed u diray ardaayada Igdhays/Ufayn.
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo Maanta Kormeeray Xarunta Ciidamada Badda Somaliya

Dhuusamareeb, Oct 14 2016-Ciidamada maamulka gobolada dhexe ee Ahlusuna waljameeca ayaa guulo ka sheegtay dagaalkii toraad kadhacay deegaanka Godinlabe.

Afhayeenka ciidamada maamulka Ahlusuna Cabdinuur Maxamed Xuseen ayaa sheegay inay jebiyeen ciidamada Galmudug sida uu hadalka udhigay ayna Godinlabe u dhaafeen dhanka Cadaado.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: