DHEGEYSO-Saamaynta ciidanku kuyeeshaan dhaqdhaqaaqa magaalada Boosaaso.

(July 12 2016)-Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, waa mid kamid ah magaalooyinka ugu shacabka badan dhulka Soomaalidu degto waxaana jira ciriiri farabadan oo laga dareemo magaaladaasi xilliyada qaar. 

Hadaba waxaa Idaacadda Daljir ay warbixin ka diyaarisay ciriiriga wadooyinka magaalada Boosaaso iyo saamaynta gaadiidka dadweynaha iyo kuwa dowladdu ay wadooyinka kuyeeshaan Xasan Haykal ayaa ka diyaariyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com